

Shirkaddaada Guryaha Kiraysa & iibisa Hargeysa, Somaliland
Ku soo dhawoow Maydh Real Estate, oo ah shirkad hormuud u ah guryaha iyo dhulka oo fadhigeedu yahay Hargeysa. Waxaan ku takhasusnay iibinta guryaha, iibka dhulka, kireynta, maareynta hantida, iyo adeegyada qiimeynta guryaha. Haddi aad guri iibsanayso, iibinayso, kireynayso, ama kireysanayso, waxaanu bixinaa adeegyo la isku halayn karo, hufan, oo ku haboon baahiyahaaga.
Adeegyada aanu qabano
1. Iibka guryaha
Waxaan ka caawinaa macaamiisha inay iibsadaan oo iibiyaan guryaha, dhismayaasha ganacsiga, dhulka Hargeysa oo dhan. Waxaan bixinaa suuqgeyn xirfad leh, taageero dukumeenti, oo waxaan isku xidhnaa iibiyeyaasha iyo iibsadayaasha.
2. Kiraynta & Maamulka Guryaha
Waxaan bixinaa adeega isku xidhka mulkiilaha iyo kiraystaha, ururinta kirada, kormeerka, iyo dayactirka guryaha aan maamulno.
3. Adeegyada Qiimaynta Hantida
Waxaanu bixinaa adeega qiimaynta hantida oo ku salaysan suuqa iibka, dhulka, Qiimaynta waxa loo sameeyaa si xirfadaysan iyadoo la isticmaalayo xogta suuqa hadda jirta.
4. Soosarista Warqadda mulkiyadda iyo faylALka
Iyada oo qayb ka ah adeegyadaada, waxaanu ka caawinnaa macaamiisha sosarista dokumentiyada rasmiga ah iyo waraaqaha mulkiyada ee dawladda hoose.
SHIRKADDA UGU CAANSAN EE GURYAHA KIREYSA/IIBISA
QIIMAYNTA HANTIDA
Qiime hantidaada si aad u fahanto qiimaha suuqa uu ka joogo gurigaagu.
KIRAYSTAYAAL FARAXSAN, GURYO IYO MAAMUL WANAAGSAN.
Waxaan aaminsanahay isgaarsiin cad iyo qiimeyn daacad ah, anagoo hubinayna inaad si sax ah u ogtahay waxa aad ku bixineyso
HARGEYSA OO DHAN GURYANU KU HAYNAA
Shirkadayadu waxay HARGEYSA ku haysaa guryo badan,si wanagsana ugu adeegta macaamiisha .
MAXAY YIDHAAHDEEN MACMIISHAYADU
Shaqaale, daacad ah. Gurigeyga waxay ku iibiyeen wax ka sarreeya qiimaha suuqa, toddobaad gudihiis."
CANAB HASSAN
"Xidhiidh iyo natiijooyin wanaagsan. gurigayga si degdeg ayay shirkaddanu u kiraysay."
“Shirkad la isku halayn karo. Hantidayda maalmo gudahood ayaa laga kireeyay kirayste tayo leh.
"Anigoo ah milkiile ku nool dalka dibadiisa, waxaan u baahday shirkad la aamini karo. Adeegyada shirkadanu ii samaysay waxaa ka mid ah, inay gurigayga ii maamushay, kiraysay, Waxay maamushay, kormeertay, dayactirtay oo ii kiraysay. hantidaydu waxay ku jirtaa gacmo ammaan ah."
JAAMAC CUMAR
SAHRA MAXAMED
SAYNAB IBRAAHIM